Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 68:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ilaahow, meelahaaga quduuska ah waxaad ka tahay mid laga cabsado, Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu dadkiisa siiyaa xoog iyo itaal. Mahad waxaa leh Ilaah.

Sabuurradii 68

Sabuurradii 68:28-35