Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 68:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Adigu kor baad u baxday, oo waxaad qabatay oo kaxaysay kuwii maxaabiista ahaan jiray. Oo waxaad hadiyado ka qaadatay dadka dhexdiisa, Iyo xataa caasiyiintaba, in Rabbiga Ilaah ahu halkaas joogo aawadeed.

Sabuurradii 68

Sabuurradii 68:13-19