Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 67:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Quruumuhu ha farxeen oo ha gabyeen farxad aawadeed, Waayo, dadyowga waxaad ku xukumi doontaa caddaalad, Oo quruumahana dhulkaad ugu talin doontaa. (Selaah)

Sabuurradii 67

Sabuurradii 67:1-7