Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 64:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Qasdi shar ah bay isku dhiirrigeliyaan, Waxay ku arrinsadaan inay si qarsoon dabinno u dhigaan, Oo ay isyidhaahdaan, Bal yaa arki doona?

Sabuurradii 64

Sabuurradii 64:1-10