Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 64:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwa xaqa ahu waxay ku farxi doonaan Rabbiga, oo isagay isku hallayn doonaan, Oo inta qalbigoodu toosan yahay oo dhammuna way faani doonaan.

Sabuurradii 64

Sabuurradii 64:9-10