Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 63:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse boqorku wuxuu ku rayrayn doonaa Ilaah, Mid kasta oo isaga ku dhaartaa wuu faani doonaa, Waayo, kuwa beenta sheega afkooda waa la aamusiin doonaa.

Sabuurradii 63

Sabuurradii 63:4-11