Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 62:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Hubaal dad gun ahu waa xumbo, Oo dad gob ahuna waa been, Markii la miisaamo way kor mari doonaan, Oo iyagu dhammaantood xumbo way ka fudud yihiin.

Sabuurradii 62

Sabuurradii 62:1-12