Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 62:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iyagu waxay keliyahoo ku tashadaan si ay isaga sharaftiisa uga dejiyaan, Oo waxay ku farxaan beensheegidda, Afka way ka duceeyaan, laakiinse uurka way ka habaartamaan. (Selaah)

Sabuurradii 62

Sabuurradii 62:1-7