Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 61:7-8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

7. Oo weligiisba wuxuu joogi doonaa Ilaah hortiisa, Raxmad iyo run u diyaari, inay isaga dhawraan.

8. Markaasaan weligayba magacaaga ammaan ugu gabyi doonaa, Si aan maalin kasta nidarradayda u oofiyo.