Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 59:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, Ilaaha ciidammadow, Ilaaha reer binu Israa'iilow, Sara joogso oo quruumaha oo dhan soo booqo, Oo innaba ha u naxariisan xadgudbayaasha. (Selaah)

Sabuurradii 59

Sabuurradii 59:1-14