Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 57:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dabin bay cagahayga u diyaariyeen, Oo naftaydii baa foororsatay, Oo waxay hortayda ka qodeen god, Oo iyaga qudhoodii baa ku dhex dhacay. (Selaah)

Sabuurradii 57

Sabuurradii 57:1-9