Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 57:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ii naxariiso, Ilaahow, ii naxariiso, Waayo, naftaydu adigay ku magan gashaa, Haah, waxaan magangeli doonaa hooska baalashaada, Ilaa ay belaayooyinkanu gudbayaan.

Sabuurradii 57

Sabuurradii 57:1-8