Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 53:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Badbaadada reer binu Israa'iil bal may Siyoon ka timaado! Marka Ilaah dadkiisa maxaabiisnimada ka soo celiyo, Ayaa reer Yacquub rayrayn doonaa oo reer binu Israa'iilna farxi doonaa.

Sabuurradii 53

Sabuurradii 53:5-6