Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 53:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Nacaskaa qalbigiisa iska yidhi, Ilaah ma jiro. Iyagu waa qudhun, oo waxay faleen xumaan karaahiyo ah, Oo mid wanaag falaa ma jiro.

Sabuurradii 53

Sabuurradii 53:1-6