Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 52:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Weligayba waan kugu mahadnaqayaa, maxaa yeelay, adigu waad samaysay, Oo magacaaga ayaan wax ku rajaynayaa, waayo, wuu ku wanaagsan yahay quduusiintaada hortooda.

Sabuurradii 52

Sabuurradii 52:1-9