Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 52:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa kan ninkii aan Ilaah xooggiisa ka dhiganu, Laakiinse wuxuu isku halleeyey hodantinimadiisa badan, Oo wuxuu ku xoogaystay xumaatadiisii.

Sabuurradii 52

Sabuurradii 52:1-9