Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 52:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ilaahna sidaas oo kaluu kuu halligi doonaa weligaaba, Oo isna kor buu kuu qaadi doonaa, oo wuxuu kaa bixin doonaa teendhadaada, Oo wuxuu kaa saari doonaa kuwa nool dalkooda. (Selaah)

Sabuurradii 52

Sabuurradii 52:2-9