Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 50:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadkaygiiyow, i maqla, oo anna waan hadli doonaa, Israa'iilow, i maqal oo anna waan kuu markhaati furi doonaa, Anigu waxaan ahay Ilaah, oo ah Ilaahaaga.

Sabuurradii 50

Sabuurradii 50:1-17