Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 50:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxyaalahaas baad samaysay, oo anna waan iska aamusay, Waxaad moodday inaan ahay mid kula mid ah, Laakiinse waan ku canaanan doonaa, oo iyaga ayaan indhahaaga hortooda ku hagaajin doonaa.

Sabuurradii 50

Sabuurradii 50:14-23