Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 48:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Annagu sidaan maqalnay, ayaan ku dhex aragnay Magaalada Rabbiga ciidammada, taasoo ah magaalada Ilaaheenna, Ilaah ayaa weligeedba adkayn doona. (Selaah)

Sabuurradii 48

Sabuurradii 48:5-14