Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 46:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dagaallada wuu ku joojiyaa tan iyo dunida meesha ugu dambaysa, Qaansada wuu jebiyaa, oo warankana wuu jaraa, Oo gaadhifardoodkana dab buu ku gubaa.

Sabuurradii 46

Sabuurradii 46:4-11