Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 42:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Naftaydoy, bal maxaad u murugaysan tahay? Oo bal maxaad gudahayga ugu rabshaysan tahay? Ilaah ku kalsoonow, waayo, weli waxaan isaga u ammaanayaa caawimaadda wejigiisa.

Sabuurradii 42

Sabuurradii 42:1-7