Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 4:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ilaaha xaqnimadaydow, markii aan ku baryo i maqal, Markii aan cidhiidhi ku jirayba meel baad ii bannaysay, Ii naxariiso oo baryadayda maqal.

Sabuurradii 4

Sabuurradii 4:1-4