Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 39:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eeg, maalmahayga waxaad ka dhigtay calaacal ballaadhkeed Oo cimrigayguna hortaada waxba kuma aha, Hubaal nin kastaba marka xaalkiisu ugu wanaagsan yahay dhammaantiis waa bilaash. (Selaah)

Sabuurradii 39

Sabuurradii 39:3-12