Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 39:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, baryadayda maqal, oo qayladaydana dhegta u dhig, Oo ilmadaydana ha iskaga aamusin, Waayo, waxaan ahay qariib kula jooga Oo masaafir ah, sidii awowayaashay oo dhammu ay ahaan jireen.

Sabuurradii 39

Sabuurradii 39:2-13