Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 35:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwa naftayda doondoonayaa ha ceeboobeen, oo sharafdarro ha ku soo degto, Oo kuwa waxyeelladayda u arrinsanayana dib ha loo celiyo, oo ha wareereen.

Sabuurradii 35

Sabuurradii 35:3-8