Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 35:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwa xaqnimadayda jecelu farxad ha ku dhawaaqeen, oo ha farxeen, Oo had iyo goorba ha yidhaahdeen, Rabbiga ha la weyneeyo, Waayo, isagu wuxuu ku farxaa barwaaqada addoonkiisa.

Sabuurradii 35

Sabuurradii 35:24-28