Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 30:8-10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

8. Rabbiyow, adigaan kuu soo qayshaday, Oo baryootankaygii waxaan gaadhsiiyey Rabbiga.

9. Bal markaan yamayska ku dego, maxaa faa'iido ah oo dhiiggayga ku jirta? Ma ciiddaa ku ammaanaysa? Oo ma runtaaday sheegaysaa?

10. Rabbiyow, i maqal oo ii naxariiso, Rabbiyow, kaalmeeyahayga ahow.