Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 30:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, cadhadiisu waa daqiiqad keliya, Laakiinse raallinimadiisu waa cimriga, Habeenka waxaa jirta oohin, Laakiinse aroorta farxad baa timaada.

Sabuurradii 30

Sabuurradii 30:1-6