Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 3:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kac, Rabbiyow, oo i badbaadi, Ilaahayow, Waayo, cadaawayaashaydii oo dhan waxaad ku dhufatay dhabanka, Oo kuwa sharka leh ilkahoodiina waad jejebisay.

Sabuurradii 3

Sabuurradii 3:1-8