Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 3:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Anigu waan jiifsaday oo waan iska seexday, Oo haddana waan soo toosay, waayo, Rabbiga ayaa i xannaaneeya.

Sabuurradii 3

Sabuurradii 3:1-8