Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 28:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, adigaan kuu qayshan doonaa, Dhagaxayga weynow, ha iska kay dhega tirin, Waaba intaas oo haddaad iga aamusto, Aan noqdaa sida kuwa yamayska hoos ugu dhaadhaca.

Sabuurradii 28

Sabuurradii 28:1-5