Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 2:10-12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

10. Haddaba sidaas daraaddeed, Boqorradow, caqli yeesha, Oo xaakinnada dhulkow, edeb yeesha.

11. Rabbiga cabsi ugu adeega, Oo reyreeya idinkoo gariiraya.

12. Wiilka dhunkada, waaba intaasoo uu idiin cadhoodaa oo aad jidka ku baabba'daane. Waayo, cadhadiisu haddiiba way kululaan doontaa. Waxaa barakaysan kuwa isaga isku halleeya oo dhan.