Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 19:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sharciga Rabbigu waa kaamil, oo nafta wuu soo celiyaa, Maragfurka Rabbigu waa aamin, oo garaadlaawaha ayuu u caqliyeeyaa.

Sabuurradii 19

Sabuurradii 19:2-8