Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 18:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Anigoo cidhiidhi ku jira ayaan Rabbiga baryay, Oo waxaan u qayshaday Ilaahay, Isna codkayguu macbudkiisa ka maqlay, Oo qayladayda hortiisa ka yeedhaysaana dhegihiisay gashay.

Sabuurradii 18

Sabuurradii 18:1-8