Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 18:50 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu si weyn buu boqorkiisa u samatabbixiyaa, Oo wuxuu weligiis raxmad u sameeyaa kii uu subkaday, Kaasoo ah Daa'uud, iyo farcankiisaba weligiis iyo weligiis.

Sabuurradii 18

Sabuurradii 18:44-50