Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 18:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu waa dhagax weyn oo ii gabbaad ah iyo qalcaddayda, iyo samatabbixiyahayga, Iyo Ilaahay, iyo gabbaadkayga adag, oo isagaan isku hallayn doonaa, Isagu waa gaashaankayga, iyo geeska badbaadadayda, iyo munaaraddayda dheer.

Sabuurradii 18

Sabuurradii 18:1-9