Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 17:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, waxaad dadka igaga samatabbixisaa gacantaada, Kuwaas oo ah dadka dunida, oo qaybtoodu ku jirto nolosha adduunkan, Oo aad calooshooda ka buuxisaa khasnaddaada, Iyagu waxay ka dhergeen carruur, Oo maalkooda hadhayna waxay uga tagaan dhallaankooda.

Sabuurradii 17

Sabuurradii 17:5-15