Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 15:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Rabbiyow, bal yaa taambuuggaaga ku fadhiyaya? Oo bal yaa buurtaada quduuska ah degganaanaya?

2. Waa kii si qumman u socda, oo xaqnimo sameeya, Oo qalbigiisa run kaga hadla.