Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 149:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbigu wuxuu ku farxaa dadkiisa, Wuxuu kuwa camalka qabowna ku qurxin doonaa badbaado.

Sabuurradii 149

Sabuurradii 149:1-5