Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 148:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Rabbiga ammaana. Rabbiga samooyinka ka ammaana, Meelaha sarsarena ka ammaana.

2. Malaa'igihiisa oo dhammow, ammaana isaga, Ciidankiisa oo dhammow, ammaana isaga.