Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 147:3-5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

3. Isagaa bogsiiya kuwa qalbi jabay, Oo nabrahoodana wuu duubaa.

4. Wuxuu sheegaa xiddigaha tiradooda, Oo kulligoodna magacyo buu u bixiyaa.

5. Sayidkeennu waa weyn yahay, wuuna xoog badan yahay, Waxgarashadiisuna waa mid aan la koobi karayn.