Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 147:12-14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

12. Yeruusaalemay, Rabbiga ammaan, Siyoonay, Ilaahaaga ammaan.

13. Waayo, wuxuu xoogeeyey qataarrada irdahaaga, Carruurtaadana wuu kugu dhex barakeeyey.

14. Soohdimahaaga nabad buu ka dhigaa, Oo wuxuu kaa dhergiyaa sarreenka ugu wanaagsan.