Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 147:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga ammaana. Waayo, way wanaagsan tahay in Ilaaheenna ammaan loogu gabyo, Waayo, taasu way wacan tahay, oo ammaantuna way habboon tahay.

Sabuurradii 147

Sabuurradii 147:1-7