Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 146:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwa la dulmay u garsoora, Oo kuwa gaajaysanna quud siiya. Rabbigu maxaabiistuu furaa.

Sabuurradii 146

Sabuurradii 146:5-9