Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 141:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kan xaqa ahu ha i dilo, raxmad bay ii ahaan doontaa, Oo ha i canaanto, waxay ii noqon doontaa sida saliid madaxa lagu shubto, Madaxayguna yaanu diidin, Waayo, xataa intay sharkooda ku sii jiraan ayaan tukashadayda ka geesta ah sii wadaa.

Sabuurradii 141

Sabuurradii 141:1-10