Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 140:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, kuwa sharka leh ha siin waxay doonayaan, Oo horay ha u sii wadin xeeladdooda sharka ah, waaba intaasoo ay kor isu qaadaane. (Selaah)

Sabuurradii 140

Sabuurradii 140:7-13