Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 140:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, gacmaha kuwa sharka leh iga dhawr, Oo iga ilaali ninka dulmiga badan, Kuwaasoo u qasdiyey inay tallaabooyinkayga dhinac u leexiyaan.

Sabuurradii 140

Sabuurradii 140:1-7