Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 138:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

In kastoo aan ku dhex socdo dhibaato waad i soo noolayn doontaa, Oo waxaad gacantaada ku soo fidin doontaa cadhada cadaawayaashayda, Oo gacantaada midigna way i badbaadin doontaa.

Sabuurradii 138

Sabuurradii 138:1-8