Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 138:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan u soo tukan doonaa macbudkaaga quduuska ah xaggiisa, Oo magacaagana waxaan ugu mahadnaqi doonaa raxmaddaada iyo runtaada aawadood, Waayo, eraygaaga ayaad ka sii weynaysay magacaaga oo dhan.

Sabuurradii 138

Sabuurradii 138:1-7